xayiraad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Xayirmid.
  2. (taar.) Is-hortaag dhaqaale oo la xiriira joojin ganacsi, dhaq-dhaqaaqa maraakiibta si looga joojiyo dal isdhaafsiga ganacsiga uu la leeyahay dalalka kale.

Lamidka: Xayirmid

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xayirmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xayiran². ld xayiran¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur