xeerid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xeer².

xeer

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. (-rar, m.l) Sharci; dastuur. 2. Xarig kor looga xiro aqalka miyiga si aan dabayshu u qaadin.
  2. 1. Xarig wax kor kaga xirid. 2. Wax sharci kadhigid.