xeer
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. (-rar, m.l) Sharci; dastuur. 2. Xarig kor looga xiro aqalka miyiga si aan dabayshu u qaadin.
- 1. Xarig wax kor kaga xirid. 2. Wax sharci kadhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

