xeerka Boyl

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (fiis.) Haddii cuf go'an ee neef la diisiyo, marka heerkulku yahay madoor-soome, taranta cadaadiska (P) ee hoorka iyo muggiisu (V) waa madoorsoome. P1 V1 = P2 V2 taas oo V1 tahay mugga neeftii marku cadaadisku ahaa P1 ; V2 mugga marka cadaddisku yahay P2.