xigsiiQaabnax: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)Macnaha:Wax meel ku sugan wax kale ag dhigid. ld xiji.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xijiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhirta xabagta udgoon dhasha oo moxorka iyo yagcartu ka mid yihiin.Ku x.: wax, wax kale u dhoweyn ama raacin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0