xigso

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Cid meel fadhida ag fariisasho. 2. (f.g) Cid qaraabo ka dhigasho. 3. (f.mg) Ka x.: cid dhib ka furasho.