xigaalQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:Qaraabo. ld xigaalo, xigto.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
qaraaboQaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine CollectiveMacnaha:Dad xagga hooyo ama aabbe xiriir dhalasho ka wadaaga.1. Miro, xabag iwm doonasho ama gurasho. 2. Wax aan la haysan oo loo baahan yahay dibadda ka doonasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
xigaaloQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld xigaal.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
xigtoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld xigaal.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00