xiisadhicid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xiisadhac.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xiisadhac

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-cay, -cday; -dhici)

Macnaha:

  1. Ka x.: wax rabiddooda dhumin; xiiso wax loo qa-bay lumin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur