jeelbax
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Wax jeelka bi'iya. 2. J. ah: xoolo dhanaan ku filan cunay. 3. ld jeelbixid.
- 1. Jeelgooyn; xiisadhicid. 2. Xoolo dha-naan ku filan helid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

