xiisayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xiisee.

xiisee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-seeyay, -saysay)

Macnaha:

  1. Wax araggooda ama heliddooda aad u rabid.