xiisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Xiisad. 2. Geed-abaareed aad u weynaada oo xabag udgoon (guubali) leh.1. (f.g) Xargo dhowr ah isku soohid. 2. (f.mg) U x.: wax u hiloobid.