xikaayoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Halxiraale gaar ah oo dhallin-yarada ragga iyo dumarku isu jeedin jireen waayadii hore marka ay haasaawayaan.