xiloQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:Haweenka la qabo; oori; afo; maranti; naag.U x.: wax dan moodid; wax u iilasho, wax u eexasho.