xilidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg xil².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xilQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Xishood; sheex; sarriig. 2. Wax ama hawl la isu dhiibay ama la is faray ama la qabanayo, wixii ceebaal ah, ama naftii sharaf lihi ka xishooto, oo ka imaan kara haddii la hargado ama lagu gaboodfalo. 3. Ceebal; fadeexo.1. Cid mas'uul saarid. 2. Cid ceebayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0