ximir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xiddig weyn oo u dhexeeya dirirka iyo haltoddobaaddada. 2. Roobabka dayrta ugu horreeya mid ka mid ah. 3. Xilli ka mid ah xilliyada dayrta.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur