axal
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Xilliyada dayrta mid ka ah oo u dhexeysa ximirka iyo xayska.
- Hoore adag oo is-haysta oo sida badan ka yimaadda mindhicirrada marka ay jirradaan ama xubnaha taranka waqtiga dhalmada.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: