Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
eeg xiniinyataabo. ld xiniintaabasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-btay, -batay)
Macnaha:
Qof la raba in laga salgaaro xummaantiisa, gardarro bareer ah ku samayn. ld xiniintaabo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur