xiniinyataaboQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-btay, -batay)Macnaha:Qof la raba in laga salgaaro xummaantiisa, gardarro bareer ah ku samayn. ld xiniintaabo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xiniintaaboQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-btay, -batay)Macnaha:ld xiniinyataabo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0