xirmo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Dhawr wax oo isku nooc ah oo isku xiran. 2. Dhul daaqsi-meed muddo go'an laga xayiro daaqidda xoolaha si loogu aayo goor dambe.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur