xisaabasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xisaabo. ld xisaabsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xisaabo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-btay, -batay)

Macnaha:

  1. Wax tirsasho. ld xisaabso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xisaabsasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld xisaabasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur