xiskimidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg xiskin². ld xigsimid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
xiskinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Subaxnimada qaybyteeda hore; barqo. 2. (-imo, m.l) Neef geel ah oo la maalay inta candhadiisa caano uga soo dha-cayaan. ld xigsin¹.Hal irmaan oo la maalay waqtigii ay mar kale godlan kari lahayd gaarid. ld xigsin².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
xigsimidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld xiskimid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00