xiskin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Subaxnimada qaybyteeda hore; barqo. 2. (-imo, m.l) Neef geel ah oo la maalay inta candhadiisa caano uga soo dha-cayaan. ld xigsin¹.
  2. Hal irmaan oo la maalay waqtigii ay mar kale godlan kari lahayd gaarid. ld xigsin².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

barqo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Waqtiga u dhaxeeya subaxda iyo harka. ld barqimo, barqin¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xigsin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld xiskin¹.
  2. ld xiskin².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur