xodxodo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Qof dumar ah oo la jecel yahay ama guur laga doonayo, hadal soo jiida oo saamays weyn leh, oo lagula hadlo; shukaansi; kood.
  2. Haweeney guur ku haasaawin.

shukaansi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld shukaansasho.

kood

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dad, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Lafaha gebiga ah oo indhaha ka korreeya oo sunnayaashu ku yaalliin midkood. 2. Hadal hoos laysugu sheego; faq. 3. Xodxodasho. 4. Neef bayr leh oo aan la qaban karin; farow. 5. (m.l./dh) (-do, m.l) Dhul siman meel ka yara sarreysa.
  2. ld kooda².