xodxodoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Qof dumar ah oo la jecel yahay ama guur laga doonayo, hadal soo jiida oo saamays weyn leh, oo lagula hadlo; shukaansi; kood.Haweeney guur ku haasaawin.