xolxolQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Meel daloosha oo laba baal ama laba lakab dhexdooda ah. ld xexeb, xoxob.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
xexebQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-byo, m.dh)Macnaha:Laallaabka ay leedahay heeryo awr saaran oo wax la gashado. ld xolxol, xoxob.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
xoxobQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld xexeb, xolxol.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00