xoxob

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xexeb, xolxol.

xexeb

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Macnaha:

  1. Laallaabka ay leedahay heeryo awr saaran oo wax la gashado. ld xolxol, xoxob.

xolxol

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Meel daloosha oo laba baal ama laba lakab dhexdooda ah. ld xexeb, xoxob.