xoodnaan
Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
- eeg xoodan². ld xoodnaan-sho, xoodsanaan, xoodsanaansho.
- 1. Dhakhsaha isbeddelka ee jihada xood halka bar gaar ahaneed ee xoodkaasi. 2. Rogaalka gacanka goobada, taas oo, si aad ah ugu ekaaneyso xood halka bar la isa siiyey.
- (xis.) Summad k. Dhaqsaha isbeddelka ee tiirada taabtaha ee xood, marka loo eego fogaanta ku dhereran xoodka.

