xoogsatoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dad ku nool xooggooda wax ka soo baxa; muruqmaal.
muruqmaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qof shaqaale ah oo aan farsamo gaar ah lahayn, kuna nool waxa ka soo baxa xooggiisa. ld addinmaal.