muruqmaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qof shaqaale ah oo aan farsamo gaar ah lahayn, kuna nool waxa ka soo baxa xooggiisa. ld addinmaal.