Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg xoolayso. ld xoolaysad, xoolaysi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3
Isrogrogga: (-stay, -satay)
Macnaha:
1. (f.g) Weel la tolay wax isticmaal u diyaar ah ka dhigid. 2. (f.mg) Xoolo yeelasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur