xoolaysoQaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3Isrogrogga: (-stay, -satay)Macnaha:1. (f.g) Weel la tolay wax isticmaal u diyaar ah ka dhigid. 2. (f.mg) Xoolo yeelasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0