xorshosh
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Qori ama wax kale oo korka sare ka fayow, gudahase ka mootan oo bolol ka ah, oo kolkii la taabto burburaya, tilmaan-tood. ld xorshosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

