xujoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:1. Weyddiin adag oo aan sahal looga jawaabi karin. 2. Dembi; Eed.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dembiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyo, m.dh)Macnaha:1. Wax kasta oo la sameeyo oo diinta khilaafsan. 2. Wax kasta oo dhaqan ama qaanuun ku xadgudbaaya. ld dambi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
eedQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:1. Denbi cid uusan ku caddayn lagu soo oogey. 2. Gef; denbi.Fal, arrin iwm samayntooda natiijo xun kala kulmid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0