xuluulasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xuluulo. ld huluulad, huluulasho, xaluulad, xaluulasho, xuluul.

xuluulo

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3

Macnaha:

  1. (xuushay, xuulatay) 1. Meel kayn ah dhexgelid adiga oo is gaabinaya. 2. Irrid gaaban ka hoos dusid. ld huluulo, xaluulo.

huluulad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xuluulasho.

huluulasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld xuluulasho.

xaluulad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xuluulasho.

xaluulasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld xuluulasho.

xuluul

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Cawska jiilaalkii xoolaha dhirta hoosteeda looga guro. 2. ld huluul, xaluul. (-llo, m.l./dh) Xuluulasho; dhexgal; huluu-lad.