xuluulQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Cawska jiilaalkii xoolaha dhirta hoosteeda looga guro. 2. ld huluul, xaluul. (-llo, m.l./dh) Xuluulasho; dhexgal; huluu-lad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
lQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (la', laan, laam)Macnaha:Xarafka laba iyo tobnaad ee xuruufta soomaaliga, ahna shibbane.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhexgalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhexdhexaadinta laba dhinac oo wax isku haysta. ld dhexgelid.(fiis.) Dh. ileyska: firidhsanka ileys noqodka oo ay sababtay dusha xanafta leh ee uu ileysku abbaaray ama ku dhacay.(fiis.) Dh. milannada: habka walxaha kala duwani ay isugu qasmaan, ayna ugu wacantahay socodka saxarrada (sida atamyada, ayoonnada) ay ka koobanyihiin.1. Laba dhinac oo is haya dhexdhexaadin. 2. Wax gudahiisa gelid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
huluulQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld xuluul.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
xaluulQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld xuluul.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0