xurub

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xurbin¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xurbin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Ul dheer oo afka ganto ku leh oo caanaha iwm lagu walaaqo. 2. Ul gaaban oo af buuran leh oo soorta la karinayo lagu walaaqo. ld xurbiye, xurbo, xurub.
  2. eeg xurbi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur