xuruubbanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld xaruun¹.ld xa-ruun².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xaruunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cod xabeeb leh oo hoos loo yiraahdo. ld xuruubban¹, xuruun¹.Cod xabeeb leh hoos u dhihid. ld xaruumbi, xuruubban², xuruun².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0