xuruun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xaruun¹.
  2. ld xaruun².

xaruun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cod xabeeb leh oo hoos loo yiraahdo. ld xuruubban¹, xuruun¹.
  2. Cod xabeeb leh hoos u dhihid. ld xaruumbi, xuruubban², xuruun².