yaabsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax yaab hayo ahaansho (qof). ld yaabban.

Lamidka: yaabban

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

yaabban

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. ld yaabsan.

Lamidka: yaabsan

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur