yaabsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg yaabsan. ld yaabbanaan, yaabbanaansho, yaabsanaansho.

Lamidka: yaabsan, yaabbanaan, yaabbanaansho, yaabsanaansho

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

yaabsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax yaab hayo ahaansho (qof). ld yaabban.

Lamidka: yaabban

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

yaabbanaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld yaabsanaan.

Lamidka: yaabsanaan

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

yaabbanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld yaabsanaan.

Lamidka: yaabsanaan

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

yaabsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld yaabsanaan.

Lamidka: yaabsanaan

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur