yaambo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. ld yaanbo.

Lamidka: yaanbo

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

yaanbo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Bir xalleefsan oo af ballaaran iyo daab leh oo beeraha lagu falo. 2. Bir af ballaaran oo godan leh oo ay cagafcagaftu beeraha ku fasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur