fajaas
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. F. ah: nabar weyn oo samaysma marka qof xoog loogu dhufto yaambo, faas iwm. 2. ld fajaasid. ld fujaas¹.
- Qalab bir ah oo af leh wax ku faasid. ld fujaas².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

