yabaaqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld yabaq¹.Lamidka: yabaqSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
yabaqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Hadal iyo dhawaaq dad meel durugsan ka yeeraya. ld jabaq¹, yabaaq.Dad ama nafley meel fog ka buuqid. ld jabaq².Lamidka: jabaq, yabaaqSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00