yamxeerin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg yamxeeri. ld yamxeero.

yamxeeri

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Qof xaaladdiisa dhaqaale oo wanaagsan ka been sheegid; wax badan ka dayrin.

yamxeero

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld yamxeerin.