yaqfo

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Ilko.

Lamidka: Ilko

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

Ilko

Macnaha:

  1. Wax ka badan hal ilig. eeg Ilig.

Lamidka: ilig

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur