IlkoMacnaha:Wax ka badan hal ilig. eeg Ilig.Lamidka: iligSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
iligQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(ilko, m.l) (c.nafl.) Xubno cadcad, adag ku teedsan daamanka lafdhabarreyda ee wax lagu gooyo laguna calashado middood.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0