yaryarayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg yaryaree.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

yaryaree

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)

Macnaha:

  1. Yaryar ka dhigid; jarjarid; dhuudhuubid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur