yaryareeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)Macnaha:Yaryar ka dhigid; jarjarid; dhuudhuubid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
jarjaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg jarjar². ld jarjaris.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00