yatiinQaabnax: Magac Lab/Dheddig Urur | Noun Masculine/Feminine CollectiveMacnaha:Carruur yaryar oo aabahood dhintay; agoon.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
agoonQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(agoon/-nno, m.dh) Wiil yar oo aabihii dhintay.Gabar yar oo aabbeheed dhintay. 2. (m.u) Carruur aabbahood dhintay.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0