aayo
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- ld aayatiin.
- 1. Afo waxa ay u tahay carruurta ninkeedu ka dhalay naag kale. 2. Haweeney qof abtigii ama adeerkii qabo. 3. Qof waxa ay u tahay hooyadiis walaasheed; habaryar. ld aaye.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

